Fariin ku socota Madexweyne Muuse Biixi Cabdi

Madexweyne Bulshadda aad madexweynaha u tahay in ka badan  75% waa bilaa shaqo, waanna ta sababtay in Siyaasad lagu wadda mashquulo sidaa laajigeed waxaan soo jeedin lahaa in la wada mashquuliyo oo maalmaha Qaarkood Olole Nadaafadeed oo Digreeto ah laga sammeeyo Goboladda iyo degmooyinka dalka oo dhan.
Taasi waxay keennaysaa in Hal dhinac loo wada jeesto.
Sidoo kale isdhexgalka Bulshadda ayaa kor u qaadmi lahaa
Nadaafadda Magaalooyinkuna way fiicnaan lahayd,  Waxaanna la arki lahaa magaalooyin nadiifa oo qurxoon.
Shirkado iyo shaqsiyaad gaara ayaa qayb ka noqon lahaa.
Markaa Bulshaddu waxay u baahan tahay Awaamiir kala duwan oo iskaa wax u qabso ah si Hal Meel loogu wadda Jeesto.
Mararka qaarkoodna Meelo muhiima lagu dhiso iskaa wax u qabso.
Waddan dhisan iyo magaalo nadiifa ayaa la arki lahaa.
Bal Adna intaa in la mida ku dar!
Facebook:  Rakad Mxd Sultan
Tell:- 0634400319.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker