Daawo:-Badhasaabka Gobolka Hawd Oo Kormeer Shaqo Ku Soo Marey Deegaano Hoostaga Gobolka Hawd.

Baligubadle(OWN)Badhasaabka Gobolka Hawd Yaasiin Maxamed Shide ayaa maanta Kormeer shaqo ku soo marey Deegaanada Darfacle,Widhwidh  iyo ina Cunaaye oo hoostaga Gobolka hawd

Badhasaabka Gobolka Hawd ayaa u jeedada Kormeerkiisu la xidhiidhay Xogogaal u Noqoshada Xaalada Nololeed ee Bulshada ku dhaqan Tuulooyinka Hoostaga Gobolka Hawd. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker