Daawo:- Mudaharaad-yo Gilgilay Dalka Suudaan Oo Sii Xoogeystay.

Khartoum-(OWN)-Waxaa sii xoogeystay oo wali socda mudaharaad-yadii ka socdey dalka Suudan mudaharaadka oo ay dadku kaga cabanayaan qiimaha shidaalka  iyo roodhida oo kor u kacday, ayaa qas iyo jaha wareer galiyay qaybo kamida dalkaasi. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker