Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Oo Kasoo Hor Jeestay Cashuurta Lagu Kordhiyey Warbaahinta
Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Maxamuud Cabdi Jaamac “Xuuto” Oo Si Adag Uga Soo Hor Jeestay Cashuurta Lagu Kordhiyey Warbaahinta Dalka, halkan hoose ka daawo