Cafeteria Casri Ah Oo Laga Furay Bariga Magaalada Hargeysa
Magaalada Hargeysa gaar ahaan agagaarka xaafadda Hodan hills Oo Laga Furay Cafeteria Cusub Oo Loogu Magac Daray JANO Iyo Dadweynaha bariga magaalada Hargeysa Oo Si diiran usoo Dhaweeyay.
Cafeteria JANO waxaad ka heli kartaa cuntooyinka fudud iyo kafeega , shaaha iyo noocyada cabitaanada qabaw ee kala duwan , Wixi faah faahin ah kala xidhiidh maamulka cafeteria-ha telkan 0634405612.