AQOONYAHANADA SOMALILAND EE KA QAYB GALAY MADASHII ARAGTI-WADAAGA JABUUTI
Todobaadkan iyo Barnaamijka Somaliland USA Program ee Tempo Afric TV, Minneapolis, Minnesota, USA, waxaanu ku qaadaadhignay Madashii Aragti-wadaaga ee ka dhacday Jabuuti. Halkaas oo aqoonyahayno reer Somaliland ahi kaga qayb galeen. Sidoo kale waxaan ku falanqaynay sida loogu baahan yahay in madaxda Xisbiyada qaranku isla gaadhaan heshiis arinta doorashooyinka.
Mohamud Sh Cabdi Yusuf (Geedwareershe)
Somaliland USA Program at Tempo Afric TV
Minneapolis, Minnesota, USA