Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Ee Balli Gubadle Ayaa Eedo Culculus ku Miisay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed kaahin Waxaanay Baaq u direen M/weyne Muuse Biixi...... Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan https://www.youtube.com/watch?v=VUymFOKz-uE