Hal abuur qoraa xamse riiraash oo dadka ku buurinay ka faaidaysaga tobbanka danbe gaar ahaan laylatul qadriga
sida aan ognahay waxa aynu ku jirnaa walaalayaal saxiibayaal tobbankii ugu fadliga badnaa ee bisha barakaysan bisha tan waxa ku jirta habbeen qaaliya oo la dhaho laylatyul qadri.
waa habbeen la mida kun bilood isla markaasna ay soo dagto malaagtu dhulka yahay nabad galiyo qofkii ilaahiisa wax waydiistana aan lagu soo cellin oo toos looga aqbalo
rasuulku wuxuu inagu booriyay,in aynu ka doodona tobbanka danbe gaar ahaan tirrada dhiman markaa waxa inala gudboon in aynu kheyrkaa ka wada faaidaysnounnaย uccaynayno dadka muslinka meel kastoo ay joogaan nafaheenan u ducaysano allana waydiisano jannada ugu sareysa ee la dhaho jannadu fardowsa ย iyo danbi dhaaf ilaahay
hamse riiraash