Agaasimaha Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Kormeer Ku Tagay Laamaha Baanka Dhexe Ee Goboladda Galbeedka Somaliland.
Gabiley:( OWN)- Agaasimaha Baanka dhexe ee Somaliland,Axmed Xasan Carwo iyo Saraakiisha Baanka ee wehelinayay,ayaa waxay safarkooda ugu kuur-galayeen waxyaabaha ilaa hadda ka qabsoomay Higsigii Baanka ee Sannadkan sii dhamaanaya iyo Qiimaynta Tayadda Shaqadda iyo Shaqaalaha ee Laamaha Baanka dhexe ee Gobolada Galbeedka Somaliland.
Agaasimuhu,waxa uu sheegay in Higsiga Baanku yahay sidii guud ahaanba Lacagta Mobile-du u noqon lahayd mid Shilinka Somaliland ah,isaga oo ugu Baaqay Qeybaha Bulshadda inay kala shaqeeyaan sidii loo tayayn lahaa Shilinka Somaliland….