Sadex faaiido oo xukuumadda ugu jira in xeerka isgaadhsiinta wax laga bedelo

1. Xukuumadda cable la keenayo xukuumadda ahaan share baa ugu jira, tàas oo qayb ka noqonaysa shirkadaha maalgashanaya.
2. Mar haddii isku danno laga dhigay shirkadihii tartanka adagi ka dhexeeyey, waxay xukuumaduna uga faaiidaysanaysa in isku xidhkii telefoonaddana ee dhanka wada hadalka lagu amro inay fuliyaan si dadku u wada hadli karo.
3. Sidoo kale talaabadan waxa looga faaiidaysanayaa inay ogolaadaan mishiinkii qiimaynayey cashuurta ku waajibtay isgaadhsiinta oo muddo badan diidanayeen in dalka la keeno.
Barkhad Maxamed Cumar

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker