Soomaaliya Oo Markale Noqotay Dalka Ugu Musuqa Badan Dunida 2020
Soomaaliya ayaa noqotay dalka ugu musuqa badan dunida kaddib markii ay dalalka dunida ku hogaamisay diiwaanka musuqa, sida lagu sheegay war ay soo saartay ha’yadda Transparency International.
Diiwaankan ayaa ah mid sannadla ah oo ha’yadda ku eegto musuq maasuqa ha’yadaha ilaa 180 dal.
Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan waxay dowladaha ugu liita waxaa ay galeen kaalinta 12-aad si ay Suuriya oo leh 14, Yemen iyo Venezuela oo leh 15, Suudaan iyo Equatorial Guinea oo leh 16, iyo Liibiya oo leh 17.
Ugu dambeyn warbixinta hay’adda Transparency International ayaa wadamada ayaa shaaca ka qaaday in saddexda dal ee heerka ugu hooseeya laga dareemay musuqmaasuqa ay yihiin Denmark, New Zealand, Finland.
Source: https://www.transparency.org/en/cpi/2020/index/nzl