“Waxaanu Abaabuli Doona Mudaharaad Salmiya Haddii…” Xisbiga UCID
“Waxaanu Abaabuli Doona Mudaharaad Salmiya Haddii…” Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID
Xisbiga UCID Oo Arin Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Dib U Dhaca Doorashooyinka , Kana Digay Arin Cawaaqib Xumo Ku keeni Karta dalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalkaas oo dhan.