Daawo:-Gudoomiyaha Goolaha Guurtida Somaliland Oo Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Aan Soo Xaadirin Golaha Amray In Gunada Laga Jaro Kadib Markii Muddo Golu Kooram La’aan Uu Buuxsami Waayay.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha Goolaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Amar Ku Bixiyay In Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Aan Soo Xaadirin Fadhiga Golaha  Amray In Gunada Laga Jaro, Golaha Guurtida Somalilad Ayaa Muddo Ufurmi La Kooram LA’aan Ka Dib Markii Ay Soo Xaadiriwaayeen Qaar Ka Mida Xildhibaanada………….. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker