Jadwalka Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Lagu Dhawaaqay.
Baydhabo-(OWN)-Guddiga doorashada madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee dhawaan la magacaabay ayaa soo saaray jawdalka doorashada madaxweynaha iyo dariiqa loo marayo ilaa laga gaadhayo waqtiga doorashada.
Guddiga ayaa sheegay in maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22ka bisha November, la bilaabi doono diiwaan-galinta musharixiinta oo ku eg ilaa 23ka oo maalinta Berri ah, waxaana ay musharixiintu khudbadahooda ka hor jeedin doonaan baarlamaanka 25ka bishan.
Doorashada ayaa la sheegay in ugu danbeyntii la qaban doono 28ka bishan oo ku beegan maalin Arbaco ah todobaadka danbe :
Akhriso Jadwalka :