Daawo:- Xukuumadda Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashey Dilkii Xalay Ka Dhacay Deeganka Ceel Afweyn.

Ceerigaabo-(OWN)-Wasiirka wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Iyo arimaha Distoorka Somaliland Md Maxamed Xaaji Aadan  oo maanta gaadhey magaalada Ceerigaabo ayaa waxaa uu si adag uga hadley dil habeenkii xalay aheyd ka dhacay deeganka Darar Weyne ee degmada Ceel Afweyn

Wasiirka ayaa  ugu horeyn waxaa uu tacsi u diray qoys-kii uu marxuumka la dilay ka soo jeeday isla markaana waxaa uu  ciidamada Qaranka ugu baaqay inay si deg deg gacanta ugu soo dhigaan gacan ku dhiig lihii dilka Geystay……………. Halkan Hoose Ka Dawo Muqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker