Daawo:- Waraysi Kulul Oo Lala Yeeshay Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Iyo Nuxurka Nuxurka Qodobada Uu Ka Hadla.
Hargaysa-(OWN)-Hogaamiyaha xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa wareysi dhinacyo badan taabanaya oo xasaasi ah lagaga qaadey barnaamijka Milicsiga ee Universal Tv . Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Waraysiga