Daawo:- Madax Dhaqameed Ka Soo Jeeda Gobolada Saaxil Iyo M/jeex Oo Si Adag Uga Hadlay Buuga Uu Qoray Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Fariin Culus Oo Ay Uu Direen.
Hargaysa-(OWN)-Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Marwada Madaxweyinii Hore Somaliland Amina Waris ayaa waxaa ay Siilanyo ka difaaceen eedeymo ay sheegen in lagu qoray buugii uu Xirsi Qoray dhawaan .
Odayaashan oo maanta warbaahinta Hargeysa kula Hadley ayaa waxaa ay fariin u direen odayaasha uu ka soo jeedo Siyaasi Xirsi oo ay ka dalbadeen arintan jawaabteeda……………..,,,,,,,,,,,,,,,, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan