Daawo:-“ Waxaan Leeyahay Buugaas Ha La Gubo ..” XIldhibaan Nacnac Oo Ku Baaqay In La Gubo Buugga Uu Qoray Wasiir Guri Barwaaqo.
Hargaysa-(OWN)-Xildhibaan Axmed Diiriye Nacnac oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu soo jeediyey in la gubo Gabi ahaanba buuga uu qoray wasiirka warfaafintu oo cabashadiisu hor taalo golaha guurtida Somaliland,,….Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan