Daawo: Haweenaydii U Horreysay Ee Soomaaliya Oo Xirfadda Korontada Ku Shaqaysa Magaalada Hargeysa.
Hargaysa-(OWN)-Magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland waxaa markii ugu horeysay lagu arkay haweenaydii ugu horeysay ee kaga shaqeysata cilmiga korontada oo ay baratey waxaana gabadhaas lagu magacaaba Shaadiya Xassan Halkan Hoose Ka Daawo Waraysi Uu La Yeeshay Tv-ga BBC Somali