Daawo Waraysi Xasaasi Ah Oo Laga Qaaday Hogaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan Iyo Bandhigga Buugiisa Miyi Iyo Magaalo.
Telefishanka Horn Cable Ayaa Waraysi xiiso badan ka qaaday hogaamiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan kedib markii uu soo bandhigay buug dhaliyey muran badan oo siyaasadeed.
Halkan hoose ka daawo muqaalka waraysiga.
https://www.youtube.com/watch?v=RmkqqmD7G1g&feature=youtu.be