Tacsi: Marxuum Warsame Cabdi Saleebaan

Maxamed Faarax Qoti, Dr. Bashiir Diiriye Jama, Maxamed Cumar Cabdi (Cirro), Dr. Maxamuud Rooble Saciid, Maxamuud Xassan Cabdilaahi (Qodax), Cabdixakiin Maxamed Xusseen (xayle), Maxamed Cabdilaahi Cabdi (Who), Cusmaan Ibraahin Xayd, Axmed Cabdi Ismaaciil, Liban Cabdisamad Axmed, Saleebaan Yuusuf Cali, Jaamac Yuusuf Maxamed (Dhuxul), Carraale Maxamuud Jaamac iyo Cabdiraxmaan Cumar Jaale, waxay ka tacsiyadeyneynaa,  Qoyskii, Qaraabadii Iyo Eheladii uu ka baxay Warsame Cabdi Saleebaan oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa ee caasimada Dalka Jamhuuriyadda Somaliland, laguna aasay Xabaalaha Naaso-Hablood Maanta oo Sabti ah, taariikhduna ay tahay 20/October/2018, Gidigeen Alle samir iyo iimaan ha inaga siiyo, Marxuumkaasna Alle Janadii ha ugu deeqo, Aamiiin, Aamiiin, Aamiiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker