Maxay ka dhigantay Guusha Duqa istaanbuul oo uu ku Guulaystay Murashaxii Isbahaysiga Mucaaradka ee (CHP)

 

 

 

 

 

Ankara ( OWN) Gudida Doorashooyinka ee Dalka Turkey-ga ayaa ku dhawaaqay Arbacadii aynu soo dhaafray inuu Murashixii Xisbiga Isbahaysiga Mucaaradka ee Magiciisa Loo soo Gaabiyo ( CHP)  MR Imamuglo. uu ku Guulaystay Duqa Magaalada Qadiimka ah ee Stanbuul ,isla markaana uu codad ka badan 1300o oo Cod uu dheeraaday Murashixii ka socday Xisbi Xaakimka AKP.

 

Doorashadan Golayaasha Deegaanka  oo Mar uu soo dhexgalay khalkhal wayni ayaa noqotay mid adag  isla markaana  lagu Garaacay Xisbi Xaakimka Talada Haye ee uu Hogaamiye Ruug cadaaga Recep Tayyip Ordegen . inkastoo uu Xisbigiisu Hogaaminaayo. hadana waxaa hoos u dhacwayni ku yimi Taageeradii Baaxadda lahayd ee uu Haystay Xisbi Xaakimika AKP .

 

Markii au Gudida Doorashooyinku ku dhawaaqeen Guusha Mr Imamuglo ayuu ku Tiraabay hadalkan.

Waligeen isma dhiibi doono , waxaynu leenahay Rajo . waxaan Rajo ka qabaa inuu wadankeenu ku soo laaban doono dhabahii Dimuqraadiyadda …

Turjume Suxufi Sinyoore

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker