“Been Ayaa Layga Sheegay…” Adna Aadan Oo Ka Hadashay Hadal Ay Hore U Tidhi Oo Muran Badan Dhaliyay
Hargeysa (OWN)-Adna Aadan Ismaaciil oo Somaliland u qaabilsan wada-hadallada ayaa waxa ay ka hadashay hadal la xidhiidha qadiyada Somaliland oo ay dhawaan warbaahinta marisay oo muran dhaliyay, Halkan hoose ka DAAWO