Haddii Doorashada la Qaban Waayo, Shir Beeleed Ayaan ku Dhawaaqaynaa Eng Faysal Cali Waraabe
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta Si Adag uga hadlay Doorashooyinka Dawlahada hoose iyo Baarlamaanka Ee La Filaayo In Ay dhaacan. Kaas Rajo Xumo ka Muujiyay In La Qabto Doorashoyinka.
https://www.youtube.com/watch?v=e0tLCkpgk_4