Daawo Weedhihii laga jeediyey Madashii Kulanka Madaxweynaha Somaliland iyo Ergada Nabadeynta Gobolka Sanaag
Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan la qaatay ergada Nabadaynta Gobolka Sanaag iyo Dhexdhexaadinta Jabhadda Caarre iyo xukuumadda, waxaanay is Af-garad buuxa ka gaadheen soo af-jaridda arrinta Buuraleyda Woqooyi ee Gobolka Sanaag.
https://youtu.be/7AAjpy2gC1E