Dad Lagu soo qabqabtay howlgal taliska Booliska ay ka sameeyeen Muqdisho
Ciidanka Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan kuwa qeybta Bari ayaa xalay howlgalo saacado qaatay waxaa ay ka sameeyeen xaafaddo ka tirsan deegaanada Gubadley, Daarusalaam iyo degmada Yaaqshiid ee Gobolkaan Banaadir.