Dhalinyarada Ololaha Cidhibtirka Qabyaalada Oo Qalab Ciyaareed Gaadhsiiyey Magaalada Baligubadle ee Gobolka Hawd
Dhalinyarada Ku Bohoobay Ololaha Cidhibtirka Qabyaalada ayaa Maanta Qalab Ciyaareed Oo Dhamaystiran soo Gaadhsiiyey Kooxaha Kubada Cagta ee Ka dhisan magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd kuwaasi oo Tiradoodu dhantahay Lix Kooxood.