Gudoomiye Ciro Oo Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka
Gudoomiye xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo maanta ka hadlaayey kulan ay isku yimadeen xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadu ayaa waxaa uu ka Hadley arimo ay ka mid yahiin doorashooyinka dalka ku soo socda, booqashada madaxweyne gaasuu ku yimid magaalada badhan iyo xeerka Kufsiga ee dhawaan goluhu ansixiyey