‘’Gudida Garxajis Oo Beeniyay HadaL Kasoo Yeedhay Madax Dhaqameed Beeshasi Kasoo Jeeda ‘’
Gudida Beesha Garxajis Ayaa Beeniyay Hadal Maalintii Shalay Kasoo Yeedhay Qaar kamidaa
Beeshasi , Waxana Ay Gudiidu Sheegen In Cidaa Qudhaata Hadli Kartaa Ay Tahay Gudiida Beesha
Mar Ay La Hadlaayen Warbahinta Gudimiyaha iyo G.Kuxigeenka Beeshasi