Xisbiga Waddani Oo Ka Warbixiyey Wadahadala Ay Kula Jiraan Garabka Maxamuud Xaashi.

Xoghayaha Abaabulka iyo wacyigelinta xisbiga WADDANI Mudane Cabdillaahi Jaamac Cismaan Geeljire oo saxaafadda kula hadlay Xarunta Dhexe ee Xisbiga ayaa sheegay in ay meel fiican marayaan wada hadallada u socda Xisbiga WADDANI iyo siyaasiyiinta uu hoggaaminayo Maxamuud Xaashi Cabdi.
Wada hadallada oo muddo socday ayaa hadda maraya marxalad dhinac walba talo iskula noqdeen kadibna la sii wadayo wada xaajoodka

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker