DAAWO: Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Oo Lagu Canaantay Inay Ka Gaabisay Xalinta Colaada Koonfurta Gobolka Sool

Hargeysa (OWN)-Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile kana mida mudanayaasha golaha wakiiladda Somaliland ayaa xukuumadda taladda dalka heysa ku canaantay inay ka gaabisay xalinta shaqaaaqada labada beelood ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Dhumey ee koonfurta gobolka Sool, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker