Jabuuti Iyo Eritrea Oo La Dhex-Dhexaadinayo

Hargeysa (OWN)-Dhaqdhaqaaqyada siyaasadeed ee ka socda gobolka Geeska Afrika waxaa ka maqnaa oo aan qeyb aheyn dalka Jabuuti oo ay colaadi ka dhaxeyso Eritrea.

Madaxdii ku shiray Asmara ee Soomaaliya, Ethiopia iyo Eitrea ayaa isla gartay in wasiiradooda arrimaha Dibadda ay u diraan Djibouti si nabad looga dhex dhaliyo labada dal ee deriska ah, Halkan hoose ka DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker