Weftigii Madaxweynaha JSL Oo Hadda ka ambo-baxay Madaarka Bole International Airport ee Magaalada Addis-ababa
Weftigii Balaadhna ee uu hoggaaminayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa hadda ka ambo-baxay Madaarka Bole International Airport ee Magaalada Addis-ababa ee Caasimadda Dalka Itoobiya, halkaasi oo ay ku qaateen qadar nasasho ah, waxaanay dhammaan weftigu u baxeen Dalka Maraykanka.

Wa-billaahi tawfiiq.