Daawo:- Wasiirka Qorshaynta Somaliland oo Sida Fiinta Uga Qayliyay Hadal Hore Uga Soo Yeedhay Maayirka Magaalada Burco.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirka Qorshaynta Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac, oo ka jawaabaya hadalkii Maayirka magaalada Burco ayaa sheegay in aanay jirin Mashruuc dhinaca Biyaha ah oo SDF laga maalgelinayay oo Burco laga joojiyay.
Waxa uu sheegay in madaxweynaha Somaliland ku Amray markii uu xilka u dhiibay in uu Caddaalad u sameeyo gobolada Somaliland, si gaar ahn uu iigula dardaarmay gobolada bariga Somaliland.
Hadalkan ayaa daba socda kadib markii maayirka magaalada Burco sheegay in aanay gobolada bariga iyo galbeedka Somaliland u sinnayn Mashaariicda SDF, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan,,,,,,,,,,,……………..