Daawo:-Waraysi Gaara Ah Maxaabiis Ka Waramay Ciqaabtii Jeel Ogaadeen
Hargeysa(OWN) Telefishanka Horn Cable TV ayaa waraysi la yeeshay qaar ka mid ah dadkii ku xidhnaa jeel Ogaadeen kuwaas oo si qiiro leh uga waramaya ciqaabta loogu geeysan jiray jeelkaas,
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=1pWoASS9sAk&feature=youtu.be