DAAWO: Wasiirro Reer Somaliland Ah Oo Soo Dhaweeyey Qalbi-dhagax

Hargeysa (OWN)-Wasiiro ka tirsan xukuumadDa madaxweyne Muuse Bixii ayaa magaalada Nairobi kula Kulmay Cabdikariin Qalbi Dhagax isla markaana waxaa uu kulankaasi daaranaa sidii Cabdikariim Qalbi dhagax uu Somaliland u iman Lahaa.

Qalbi Dhagax ayaa ballan-qaadey in sida ugu dhakhsaha badan u iman doono Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker