Daawo:- Siyaasi C/qaadir Obsiiye oo Ka Hadlay Hanjabaadda Ka soo yeedhay Puntland & Jabhadda Koronayl Caarre.

Hargaysa-(OWN)-Siyaasiga Cabdi Qaadir Obsiiye oo kamida siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa ka hadlay Hanjabaadda kasoo yeedhay Maamul Goboleedka Soomaaliya Ee Puntland, Sida oo Kale Waxa uu Ka Hadlay Jabhadda uu Hogaaminayo Koronayl Caarre Ee Dhawaan Saldhigga ka Samaystay Magaalada Qardho,…. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan………………

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker