Ehellada Maxaabiis Muddo Ku Dhaw 20 Sanno Ku Xidhan Hargeysa Oo Ka Dayriyay Xaaladooda
Maxaabiis ku xidhan xabsiga dhexe ee Hargeysa oo maalmihii u dambeeyay cuntada ka soomay, isla markaana qareenada u doodayaa ay sheegeen in ay qaarkood xanuusanayaan, ayaa qaar ka mid ah eheladoodu ayaa ka waramay xaaladdooda.
Ehelladan ayaa sheegay in inkastoo ay maxkamadi xukuntay, kuna qanacsanaayeen, haddana cafis uu madaxweyne Rayaale u fidiyay darteed la gaadhay wakhtigii la sii dayn lahaa.
Cafiskaas ayaa madaxweyne Rayaale kala noqday markii dambe, Halkan hoose ka DAAWO