“Waan Dagaalamaynaa Jabhad Ayaanu Samaynaynaa” Beel Degta Inta Badan Gobollada Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Shir Aayo Ka Tashi Oo Ka Dhan Ah Somaliland, Hanjabaad Culus Dirtay
Hargeysa (OWN)-Madax-dhaqameedka Beesha Madhibaan (Gabooye) ayaa maanta ku dhawaaqay shir ay aayahooda kaga tashanayaan oo ay qabsan doonan.
Sidoo kale Madax-dhaqameedkan ayaa waxaa ay ku hanjabeen inay sameysan doonan jabhad dagaalanta ka dib markii sida ay hadalka u dhigeen ay Somaliland ka wayeen xaqii ay ku lahayeen, Halkan hoose ka DAAWO