Daawo:- Maxay Ka Wada Haldeen Madaxweynaha Somaliland Iyo Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida.
Tog-wajaale-((OWN)-Afhayeenka madaxtooyada Somaliland ayaa waxaa uu ka war bixiyey kulan magaalada Wajaale ku dhex maray madaxweyne Muuse Biixi iyo madaxweynaha deeganka Soomalida Itoobiya Mustafe Cagjar. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan