Daawo :- Xaaladda Jigjiga Oo Faraha Ka Baxday Iyo Xarumo Maamulkaas Oo Ciidan La Wareegay
Hargeysa(OWN)Xaalada magaalada Jigjiga ayaa la soo sheegaya inay tahay mid kacsan, kaddib markii ay milatariga Federaalka Itoobiya
Dad badan ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaaladaasi waxaana lasoo sheegayaa inay halkaasi ka socoto bililiqo.
Halkaan ka daawo sawirada jawiga magaalada Jigjiga
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=d1YYW6IXdLs&feature=youtu.be