“Taliska Muuse Biixi Ayaa…” Wariye Cabdimaalik Muuse Coldoon Oo Sheegay In Xukuumadda Somaliland Ay Doonayso Inay U Dhiibto Itoobiya
Cabdimaalik Muuse Coldoon oo ah weriye same-falle ah ayaa sheegay in xukuumadda madaxwayne Muuse Biixi malleegayso qorshe ay doonayso in ay ku xidho isla markaasi ay u gacan gelinayso madaxwaynaha dowlad deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar, Halkan hoose ka DAAWO