Daawo :- Ex Wasiir Xagalatoosiye Oo Ka Hadlay Qarax Ka Dhacay Buuhoodle
Hargeysa(OWN) Wasiirkii hore ee caafimaadka Saleebaan Axmed Ciise (Xagalatoosie) ayaa waraysi khadka taleefanka ah siyey Tvga bulsho waxa uu ka hadlay qarax ka dhacay magaalada buuhoodle,Isla markaana waxa uu cambareyey qaraxaasi
Halkan Hoose Ka Daawo
https://youtu.be/ttPbNstt0G8