Daawo:- “Waa in Dagaalka Tuka-raq La joojiyaa Waa in Lagu Badalaa Nabad Iyo Horumar” Raysal-wasaare Khayre.

Garoowe:- (OWN) Raysal-wasaaraha Dawladda Fadaraalka ah Ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre Ayaa Munaasibad Balaadhan Oo Uu kula hadlayay ardayda Jaamacadaha Magaalada Garoowe ka hadlay arimo badan oo ay ka mid Tahay Dagaalka Tuka-raq Kuna baaqay in la Joojiyo Colaadda Udhaxaysa Puntland Iyo Somaliland Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker