Maxkamda sare oo Dhaarisay Xubno ka mida Guddiga diwaangalinta Ururada.

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta dhaariyay afar xubnood oo ka mid ah guddida Diiwaan gelinta iyo Ansixinta Asxaabta siyaasadda.

Afartan xubnood ee maanta la dhaariyay ayaa hore waxa u ansixiyay Golaha Wakiillada Somaliland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker