Daawo:- Masuuliyiin Cusub oo Loosoo Magacaabay Cisbitaalka Hargaysa Oo Xilkii La Wareegay.
Hargaysa:- (OWN) Munaasibad Ka Qabsoontay Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Somaliland Ayaa waxa maanta Xilalkii Lakala Wareegay Masuuliyiin Cusub oo Loosoo Magacaabay Wasaaradda Iyo Kuwii Hore Xilalka U hayay Waxaana Kasoo Qayb Galay Masuuliyiin Ka Socotay Wasaaradda Caafimaadkaย Halkan Ka Daawo Qaabka ay Udhacday Xil Wareejintu