Daawo:- Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland oo hadhimo Sharfeed u sameeyay Ciyaartooydii ka yimi Dalka Ingriiska.

Hargaysa:- (OWN) Cabdirashiid Ducaale Qanbi Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Ee Somaliland ayaa Hadhimo Sharafeed usameeyay Ciyaartoy Udhalatay Somaliland Kana Yimi Wadanka Uk Oo iyagu ka qayb qaadanayay Dhiirigalinta Dhalinyara Ciyaaraha Ee Somaliland Hadhimo Sharafeedkan ayaa waxa kale oo kasoo qayb Gashay Safiirka Somaliland Ufadhiya Uk Ayaan Maxmuud Canshuur HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker