Daawo:- Somaliland oo Beenisay in Xabsiyada Lagu Jidhdilo Maxaabiistii Lagusoo Qabtay Dagaalkii Tuka-raq.

Hargaysa:- (OWN) Taliye Ku Xigeenka Ciidamada Asluubta Somaliland Sareeye Guuto Xasan Cali Cawad Oo Maanta Warfidiyeenka Kula Hadlayay Xafiiskiisa Magaalada Hargaysa  Ayaa Si Adag ubeeniyay Warar ay qoreen qaar kamida Warbaahinta oo Sheegayay in Maxaabiistii Lagusoo Qabtay Dagaalkii Somaliland Iyo Puntland Ku Dhexmaray Deegaanka Tuka-raq in La Jidh-dilay, Taliyaha ayaa Sheegay in aanay Somaliland Dhaqan Ulahayn Jidhdil Iyo Wax lamida Isaga oo Hadalkiisa Sii Wata ayaa waxa uu sheegay inay  Diyaar Uyihiin in Ay Xuquuqul-Insaanka Oo Dhan U Ogolyihiin inay Galaan Xabsiga oo ay Eegaan…………… Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker