Daawo :- Xukuumada somaliland Ayaa Ka Hadashay Dagaal Saaka Ka Dhacay Degaanka Ceeryaan Iyo Khasaaraha Ka Dhashay
Ceerigaabo(OWN) Wasiirka wasaarada xananada xoolaha iyo wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha somaliland ayaa si wada jir ah uga hadlay dagaal saaka ka dhacay degaanka ceeryaan ee gobolka sanaag kaas oo sababay dhimashada sadax ruux,
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka
https://www.youtube.com/watch?v=0V_zv5QBecY&feature=youtu.be