Daawo:- Baroor-diiq loo sameeyay dadkii ku dhintay dagaalka Udhexeeya Soomaalida iyo Oromada.

Nairobi:- (OWN) Magaalada Nairobi Ee Dalka Kenya Waxa Ka Dhacay Kulan ay iskugu Yimaadeen Dhalinyarada Udhalatay Gobolka Soomaalida Ethiopia Ee Lamagac Baxay Heego Kulanka oo Loogu baroordiiqayay Dhimashada Dadkii Ku Dhintay Qulqulatooyinka Udhaxeeya Soomaalida Iyo Oromada Wada Dega Dalka Ethiopia Waxa ay ugu baaqeen Madaxda Dawladda Ethiopia in ay Wax Ka qabtaan Dhibaatada Ka Taagan Dalkooda………….. Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker